Al Shabaab oo gacanta ku dhigtay Masuul katirsan dowlada Kenya kadib weerar ay …

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weeraro qorsheesan ku qaaday deegaano katirsan gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, waxa ayna Al Shabaab beegsadeen goobo ay ku sugnaayeen ciidamada dowlada Kenya. War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in dagaalyahanadooda weerar ku qaadeen deegaano iyo tuulooyin hoostaga magaalooyinka Mandheera iyo Wajeer ay gacanta ku hayeen ciidamada … Continue reading Al Shabaab oo gacanta ku dhigtay Masuul katirsan dowlada Kenya kadib weerar ay …